Qeexid

"G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah."

Qeexid Kale

Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaafo.

Qeexid Xigta

G. ah: qoryo adadag oo waaweyn.

Wadaag: