Qeexid
"2 Cid garruun la dhicid."
[-meeyay, -meysay]
garruume eeyay
garruume eysay
f.g"2 Cid garruun la dhicid."
Wadaag:
Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof).
Wax baarka sare laga jaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah.
G. ah: qoryo adadag oo waaweyn.
Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaafo.
m.dh.u
Wadaag:
Madax timo ka wada xiirid.
Laamo iwm baarka sare ka jarid.
Si xun u abaahin (awr).
f.g
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
Garmaame samayn (faras).
Dhoolla tusad samayn.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karriin.
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
ld garramid.
m.l
Wadaag: