Qeexid
"Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surto."
"Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surto."
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Nin xabsi ku jira oo aan xukunayn; rumaan.
m.l
Wadaag:
Inan ku jira da'dii uu qaadan lahaa tababbar ciidan.
m.l
Wadaag:
Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo.
Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiya.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Magac meel ku yaal Iskushuban u dhow.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay ka cabanayso uga garaabid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Si aan eex lahayn wax u xukumid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo.
ld garsoorid.
m.l
Wadaag:
Cid in dhib lagu falay ka warramid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag: