Qeexid
"Wax ugaarsasho."
[-saday, -satay]
garwaans aday
garwaans atay
f.g3"Wax ugaarsasho."
Wadaag:
Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaan.
m.l
Wadaag:
Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale.
Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiidso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid in ay wax garwaaqsato gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kale.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof, cid dacwo u qaba; muddaci, eedeeye.
m.l
Wadaag: