Qeexid
"Cid in ay wax garwaaqsato gayeysiin."
[-iiyay, -iisay]
garwaaqsi iyay
garwaaqsi isay
f.g2"Cid in ay wax garwaaqsato gayeysiin."
Wadaag:
Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaan.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay ka cabanayso uga garaabid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kale.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof, cid dacwo u qaba; muddaci, eedeeye.
m.l
Wadaag: