Qeexid
"Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale."
Qeexid Xigta
Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiidso.
[-saday, -satay]
garwaaxeeds aday
garwaaxeeds atay
f.g3"Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale."
Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiidso.
Wadaag:
Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kale.
m.l
Wadaag:
eeg garwaaxeedso. ld garwaaxaysad, garwaaxaysasho, garwaaxaysi, garwaax
m.f.dh
Wadaag:
Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaan.
m.l
Wadaag:
Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid in ay wax garwaaqsato gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl) Dhuun dhiigga ugu weyn ee laga helo lafdhabarleyda sare, kaas oo ka qaada dhiigga ogsajiinta leh wadnaha dhinaca caloolyarada bidix.
m.l
Wadaag:
ld garwaaxiidso f.g3 ld garwaaxeedso.
m.dh
-saday, -satay
Wadaag: