Qeexid
"Bir yar oo garka lagu xiirto."
"Bir yar oo garka lagu xiirto."
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Guntiino iwm dacalladeeda sare ee degta ku beegan isku xirid
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax abaar darani heshay ahaansho.
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixid.
m.l
Wadaag:
Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: