Qeexid
"Guntiino iwm dacalladeeda sare ee degta ku beegan isku xirid"
[-rtay, -ratay]
garxir tay
garxir atay
f.g3"Guntiino iwm dacalladeeda sare ee degta ku beegan isku xirid"
Wadaag:
Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixid.
m.l
Wadaag:
Habka dharka u lebbisasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Caws waaweyn oo abjadyada iwm laga sameeyo. ld gargaro.
m.dh
Wadaag:
Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri.
m.dh
Wadaag:
Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m.l
Wadaag:
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabsasho.
Cid xabbisasho.
Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag: