Qeexid
"Abaar daran."
Qeexid Xigta
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
"Abaar daran."
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
Wadaag:
Wax abaar darani heshay ahaansho.
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faje.
m.l
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo.
m.dh
Wadaag:
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
m.l
Wadaag:
Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
ld anfariirid.
m.l
Wadaag:
Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulmad.
m.l
Wadaag: