Qeexid
"Wax abaar darani heshay ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
[-ray, -rtay]
gasariir2 ay
gasariir2 tay
f.mg1"Wax abaar darani heshay ahaansho."
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
Wadaag:
Abaar daran.
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
m.l
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faje.
m.l
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo.
m.dh
Wadaag:
Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: