Qeexid
"Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo)."
[-naa, -nayd]
gasaysan aa
gasaysan ayd
f.mg4"Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo)."
Wadaag:
Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bilaha dayaxa tooda siddeedaad oo soonqaadka ka horraysa; shacbaan.
m.dh
Wadaag:
Geed gaab leh laamo jilicsan oo faalala iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto.
m.dh
Wadaag:
Qof gamaanyo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax gallad la kulmay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faje.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: