Qeexid
"Gashaanti ahaansho."
"Gashaanti ahaansho."
Wadaag:
(-iyo, m.l) Gabar da' ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan2 (2).
m.dh
Wadaag:
Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda.
ld gashaanti.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.
m.l
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m.l
Wadaag:
Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
f.mg3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe.
Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
m.l
Wadaag:
Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag: