Qeexid

"(-dyo, m.dh) Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawaad oo kali ah:
  • Waxa kale oo hawlgalkan dadka lagu qabqabtey weheliyey in ciidamada xireen wadooyinka waaweyn ee soo gala magaalada Burco halkaas oo gawaadhiga mid mid loo baadhayay.
  • S: Ma jirtaa gawaadhi marka aad caymiska u jarteen lixda bilood oo hore marka uu dekeda ka soo dego, oo aan dib idiinku soo noqon marka ay lixda bilood dhamaadeen?