Qeexid
"U g.: nin iyo naag isu gayn."
[-day, -dday]
gawaad2 ay
gawaad2 day
f.mg1"U g.: nin iyo naag isu gayn."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.
m.l
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax hoggaamin.
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
(f.g) Qof xaal siin.
(f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag: