Qeexid

"Dhul didib ah oo adag."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawaan oo kali ah:
  • Hadday gawaan raac, marin hababin ama buunbuunin ka dareemaan waxaa u caado ah inay buruud shiilaan oo ay duur-xul dhaliilihiisa ugu sheegaan.
  • Doodda ah in aynaan wali fahmin sirta fudud ee noloshu, waxay nagu dhiirri galin kartaa in aynu xalka ka baadi goobno jihooyin cusub oo aan ahayn gawaanka cidlada ah ee aan ku hungownay.