Qeexid
"Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir1"
"Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir1"
Wadaag:
Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.
m.l
Wadaag:
Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an.
(sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld gow.
m.dh
Wadaag: