Qeexid
"Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir2."
[-day, -dday]
gawdiid2 ay
gawdiid2 day
f.mg1"Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir2."
Wadaag:
Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir1
m.l
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag:
Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an.
(sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld gow.
m.dh
Wadaag: