Qeexid Xigta
ld gawriirid.
ld gawriirid.
Wadaag:
Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir1
m.l
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag: