Qeexid
"U g.: nin iyo naag aan isqabin isu geyn."
[-day, -dday]
gaweed ay
gaweed day
f.mg1"U g.: nin iyo naag aan isqabin isu geyn."
Wadaag:
Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an.
(sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld gow.
m.dh
Wadaag:
Sumad xoolaha dhegaha looga yeelo ayadoo dhegaha dacalkooda la gooynayo. ld gowl.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Weel yar, macdan ah, dheg leh oo ciidanku wax ku shubto.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.
m.l
Wadaag: