Qeexid

"ld gawracid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawrac oo kali ah:
  • Aqaladdoodii haddii ay tageen wuxuu nin walba reerkiisii warsaday in neefka adhiga ugu shilis la gawraco hilibkana si cajiib ah loogu sameeyo.
  • Hase yeeshee marka uu muducigu markhaati-waayo, madacaalayguna markhaati helo buuxa (muduci-gawrac) waxa gar hela madaacalayga.