Qeexid
"eeg gawracan ld gawracnaansho"
"eeg gawracan ld gawracnaansho"
Wadaag:
/dh ld gawracnaan gawraco f.g3 Neef xoolaad gawrac marsasho
m.l
-cday, -catay
Wadaag:
Wax gawrac la mariyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, birays.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah.
Cudur faraha lugaha jeexjeexa
m.dh
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag: