Qeexid Xigta
ld gawricis.
ld gawricis.
Wadaag:
eeg garbadhac 2 garbaggale m.l (-layaal, m.l/dh) Shaati. ld garbaggashi.
m.f.dh
Wadaag:
Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, birays.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an.
(sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld gow.
m.dh
Wadaag:
Wax gawrac la mariyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah.
Cudur faraha lugaha jeexjeexa
m.dh
Wadaag: