Qeexid
"Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondho."
"Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondho."
Wadaag:
Dhogorta geela markaa dhasha.
G. ah: timo jilicsan.
m.dh.u
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
Nagaar geel.
Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyahay.
m.l
Wadaag:
Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo.
Roob badan oo muddo dhac da'a.
Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarbe.
m.l
Wadaag:
Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.
m.dh
Wadaag:
Cunto la bisleeyey inta weelka salkiisa ku dhegta; guggub.
m.dh
Wadaag: