Qeexid
"Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo."
Qeexid Kale
Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarbe.
Qeexid Xigta
Roob badan oo muddo dhac da'a.
"Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo."
Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarbe.
Roob badan oo muddo dhac da'a.
Wadaag:
Cunto la bisleeyey inta weelka salkiisa ku dhegta; guggub.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
Nagaar geel.
Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyahay.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondho.
m.dh
Wadaag: