Qeexid
"Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin."
Qeexid Xigta
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
"Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin."
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu' walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
m.l
Wadaag:
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf. ld geyaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax diirka sare ka qaadid.
Laf hilib ka gurid.
Si wanaagsan wax u sheegid.
f.g1
Wadaag:
Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
(c.fal.) Giraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qorraxda laga dhex arko wiriqaha daruur sare oo khafiif ah oo ku gudban sokadeeda.
m.l
Wadaag: