Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
gebedgalool
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `gebedgalool`
kebedgalool
Qeexid
(-llo, m.dh) Nooc kebdaha ka mid ah oo laga sameeyo mayrax galool. ld gebedgalool.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
galool
Qeexid
Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
galool
Qeexid
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
galool
Qeexid
Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
galoolid
Qeexid
eeg galool3.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
geedgool
Qeexid
(-llo, m.dh) Geed weyn oo ku yaal meel geedgaab keliya leh.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
galoolan
Qeexid
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la galoolay noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-lantay)
Wadaag:
galoolan
Qeexid
Wax la galoolay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
geber
Qeexid
ld gabar2.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: