Qeexid

"Qar; jar; daan."

Qeexid Kale

G. ahaan: giddi; gebigood; giddigood.

Qeexid Xigta

Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gebi oo kali ah:
  • Gebi ahaanba, dhulkii Soomaaliyeed ayaaba wuxuu la ciirayaa ciidan gaagaaban oo kuwii Abraha u eg.
  • Waraaqdaan ayaa ka koobneyd lix qodob oo kala ah:- 1. Go'aan kii Maxkamada Sare oo gebi-ahaanba la buriyey 2. Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo xubinimadiisii Golaha Wakiilada si buuxda loogu soo celiyey.