Qeexid
"Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn."
"Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn."
Wadaag:
Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclayn.
m.l
Wadaag:
Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan.
Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhaco.
m.l
Wadaag:
Si dalambaabi ah u socosho.
Wax hadba dhinac ku dhicid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Qar; jar; daan.
Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo.
G. ahaan: giddi; gebigood; giddigood.
m.l
Wadaag:
Codka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.
m.l
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah oo dhoor dhaca madaxa ku leh. ld gobyahandhoorre.
m.l
Wadaag: