Qeexid
"Weel afka u rogid."
[-iiyay, -iisay]
gebsi iyay
gebsi isay
f.g2"Weel afka u rogid."
Wadaag:
Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Qar; jar; daan.
Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo.
G. ahaan: giddi; gebigood; giddigood.
m.l
Wadaag: