Qeexid

"Rogrogis; ganacsi."

Qeexid Xigta

ld geddiyid. ld gaddis.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geddis oo kali ah:
  • Wakhtigan casriga ah, dawladaha leh hababka kala geddisan way qabtaan doorashooyinka, hase yeeshee doorashooyinkaasi ma wada aha dimuqraadi.
  • Laakiin waxa geeraakani uu kaga geddisan yahay kuwii aan hore wax uga idhi waa qofka ay maansadu markan ku halqabsanayso oo aniga ah.