Qeexid
"eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisad."
"eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisad."
Wadaag:
Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho.
Wax isbeddel ku dhacay ahaansho.
Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho.
Badeeco ganacsi ku samaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala duwan; ganacsato. ld gaddisley.
m.dh.u
Wadaag:
Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
m.l
Wadaag:
Wax afrogid.
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f.g1
Wadaag:
eeg jildiso. ld jaldisasho, jeldisasho, jaldiyasho, jeldiyasho, ji jildiso f.mg3 Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
m.f.dh
-stay, -satay
Wadaag: