Qeexid

"eeg geddisan. ld geddisnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geddisnaan oo kali ah:
  • Haddaba kala geddisnaanta dhaqan ee ka jira bulshooyinka Islaamka ah oo ay soo bandhigi weyday waxay kamid tahay ceebaha uu buuggeedu huwanyahay, sida ay qorayso jariidada “The Australian” ee kasoo baxda dalka Australia.
  • Wuxuu ugu jawaabay “mar haddaynu midowno rabitaankeennuna ma kala geddisnaanayo”.