Qeexid Xigta
ld gaddoomid, gaddoon1, geddoon1.
ld gaddoomid, gaddoon1, geddoon1.
Wadaag:
Wax dhinac u dhicid.
Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f.g1
Wadaag:
(-oomay, -oontay; - oomi) Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon2.
f.mg1
Wadaag:
Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomid.
m.l
Wadaag: