Qeexid
"(-oomay, -oontay; - oomi) Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon2."
"(-oomay, -oontay; - oomi) Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon2."
Wadaag:
Wax dhinac u dhicid.
Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f.g1
Wadaag:
Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomid.
m.l
Wadaag:
Wax hadba dhinac u rogid.
Badeeco ganacsi ku sameyn.
Eray fal ah rogrogid. ld gadgaddi.
f.g1
Wadaag:
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddin.
m.f.dh
Wadaag:
(-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag: