"ld gadmasho."
Wadaag:
eeg gedmo. ld gedmed.
m.f.dh
Tiro, xisaab iwm khaldamid.
f.mg3
-maday, -matay
Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg gedmi. ld gedmis.
ld gedmin.
m.l
Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.
G.diisa: caadadiisa.
m.dh
geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsan.
ld geedamaal.
ld geddisasho.
Wax gadmaday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
G. ah: isku fil ah. ld ged (2).
m.l.kh
ld gadow.
eeg gedmisan. ld gedmisanaansho.
/dh ld gedmisanaan.