Qeexid
"Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid."
[-iyay, -isay]
gedm yay
gedm say
f.g2"Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid."
Wadaag:
Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.
G.diisa: caadadiisa.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.dh) Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadka.
m.dh
Wadaag:
Wax afrogid.
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f.g1
Wadaag:
Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
m.l
Wadaag: