Qeexid
"Wax gadmaday ahaansho."
[-snaa, -snayd]
gedmisan naa
gedmisan nayd
f.mg4"Wax gadmaday ahaansho."
Wadaag:
Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho.
Wax isbeddel ku dhacay ahaansho.
Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.
G.diisa: caadadiisa.
m.dh
Wadaag: