Qeexid
"Tiro, xisaab iwm khaldamid."
[-maday, -matay]
gedm aday
gedm atay
f.mg3"Tiro, xisaab iwm khaldamid."
Wadaag:
Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.
G.diisa: caadadiisa.
m.dh
Wadaag:
Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.
m.dh
Wadaag:
Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
m.l
Wadaag:
Wax afrogid.
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f.g1
Wadaag:
ld gadaf
2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduhu.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.dh) Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadka.
m.dh
Wadaag: