Qeexid

"G. ah: isku fil ah. ld ged (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gedo oo kali ah:
  • Ugu yaraan 6-nabadoon ayaa ku dhintay weerar ay kooxo hubeysan ku qaaday Odayaal-dhaqameedyo ku suganaa deegaan lagu magacaabo Laangaras oo ku dhow degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo.
  • Dhaleeceyn iyo baaq ku socda DFKMG iyo beesha Sade Daarood, kana yimid beesha Absame ee Jubooyinka iyo Gedo.