Qeexid
"ld gadood1."
"ld gadood1."
Wadaag:
Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.
Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin.
ld gadoodid. ld gedaad1, gedood1, gidaad1.
m.l
Wadaag:
Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.
G.diisa: caadadiisa.
m.dh
Wadaag:
Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro.
ld kacdoodid. ld kacdoon.
m.l
Wadaag:
Wax dhinac u dhicid.
Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f.g1
Wadaag:
(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m.l
Wadaag:
Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Geed qodax leh.
m.dh
Wadaag: