Qeexid

"(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geed oo kali ah:
  • Ilaa inta doorashado dhaceyso, waa in Guddida Dhexdhexaadintu ay bishiiba mar soo saartaa bayaan cadeynaya geedi socodka talaabooyinka lagu hirgelinayo qodobada heshiiskan.
  • Sidaa awgeed, waxaan madaxweynaha Somaliland u soo jeedinayaa inuu hawsha xafiiskiisa uu ku darsado sidii loo xoojin lahaa nidaamka maamulida ee laanta Socdaalka, loona waafajin lahaa heerka Caalamka uu ku shaqeeyo.