Qeexid
"Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso."
"Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso."
Wadaag:
Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dheri weyn.
Qoolley.
Geed ka mid ah dhirta aanqodax lahayn.
m.l
Wadaag:
Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
eeg geed.
m.l.u
Wadaag:
Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo.
Qof yaqaan geedekariska.
m.l
Wadaag:
Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimiri.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f.mg1
Wadaag:
Cunto dhir udgoon ku darid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdareeb.
m.l
Wadaag: