Qeexid
"Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka."
"Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka."
Wadaag:
Subag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.
m.dh
Wadaag:
Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil.
m.l
Wadaag:
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga sameeyo ganaca. Soo saarkeed waxa kiciya hormoonayaal laga soo daayo xiidmaha qayb ka mid ah (duwoodenam) oo ayagana ay kicisay taabasha cunnada caloosha ka soo dagtay.
m.l
Wadaag:
ld dhallinyar1, dhallinyaraansho, dhallinyari dhallinyaraansho m.l/dh ld dhallinyaraan.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la dhalaalshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdareeb.
m.l
Wadaag:
Wax dhir udgoon lagu daray ahaansho (cunto).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: