Qeexid
"Geedaha intooda aan bixidda dheere yeelan."
"Geedaha intooda aan bixidda dheere yeelan."
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
Wax hoos u yeelid.
Cid u garab-goroyeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimiri.
m.l
Wadaag:
Geedaha intooda dhulka aad uga sara-kacda, oo aan saar ahayn.
m.l.u
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Nidaam gaar ah, u degsan dad meel wada deggan oo ay isku maamulaan.
m.l
Wadaag:
Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.
m.l.u
Wadaag:
(jool.) Lakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore, walxa dhintayna way kaga yaryihiin kan ku xiga waxaana laga yaabaa in muxtawiyaadkiisa macdaneed kala duwan yahay, wuuna ka yare dahsoonyahay wakiillada ogsidhaynta iyo haydaraynta. Wuu ka bacrimin yaryahay carrada kore. Laakiin waxa hoos u gala xididdada dhirta iyo deegaanta.
m.l
Wadaag:
Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saaq.
m.l.u
Wadaag:
Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo.
G. ah: beer hal mar la geedqaaday.
ld geedqaadid. ld oodqaad1.
m.l
Wadaag:
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad2.
f.g1
-aaday, -aatay
Wadaag:
Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
eeg geed.
m.l.u
Wadaag:
Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.
m.l
Wadaag: