Qeexid
Cayayaan duula, qolof adag, oo cuna qoryaha iyo alwaaxda.
Cayayaan duula, qolof adag, oo cuna qoryaha iyo alwaaxda.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Wax sixrid.
Qeexid Xigta: Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof yaqaan sida geedaha la isugu daweeyo ama la isugu sixro.
Qeexid Xigta: ld geedaggoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg geedaggoyn. ld geedaggoys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld geedaggoosasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn.
Qeexid Xigta: U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg geedaggooso. ld geedaggoosi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof gabgab sameeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Xallfato. ld geedqor, geedqorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld geedmaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Qeexid Xigta: Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
Qeexid Kale: eeg geed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habka loo farsameeyo geedaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo.
Qeexid Xigta: Qof yaqaan geedekariska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc daayeerka ka mid ah, aad u yaryar, leh dhego dhaadheer iyo dabo dheer oo buul badan oo geedaha dushooda kora; kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Qeexid Xigta: Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Qeexid Kale: Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Guurin, guurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Cunto dhir udgoon ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Dhirta inteeda sunta leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]