Qeexid
"eeg geedaggooso. ld geedaggoosi."
"eeg geedaggooso. ld geedaggoosi."
Wadaag:
Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn.
U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax sixrid.
Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo).
f.mg2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweeyo.
m.dh
Wadaag:
Qof yaqaan sida geedaha la isugu daweeyo ama la isugu sixro.
ld geedaggoyn.
m.l
Wadaag:
(siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan duula, qolof adag, oo cuna qoryaha iyo alwaaxda.
m.l
Wadaag: