Qeexid

"Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego."

Qeexid Kale

Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.

Qeexid Xigta

Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geeddi oo kali ah:
  • Cali Maxamed Geeddi ayaa waxaa ka soo qeybgalay oo hadal ka jeediyay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Prof.
  • Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Somalia Cali Maxamed Geeddi iyo xildhibaano gaaraya 14 mudane ayaa dib ugu soo laabtay duhurnimadii maanta, isagoo kasoo kicitimay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.