Qeexid
"eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddeys."
"eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddeys."
Wadaag:
Cid geeddi ah wadid.; guurin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
(-lmo, m.l) Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaan.
m.dh
Wadaag:
1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin dambe.
m.dh
Wadaag:
Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m.l
Wadaag:
Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdareeb.
m.l
Wadaag: