Qeexid
"geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsan."
"geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsan."
Wadaag:
gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab1, koobaabin.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
eeg geed.
m.l.u
Wadaag:
Cunto dhir udgoon ku darid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdareeb.
m.l
Wadaag:
Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dhirta inteeda in yar dhulka ka kacsan ee aan hoos dadku harsan karo lahayn.
m.l.u
Wadaag: