Qeexid
"Dhirta inta qodaxda leh."
"Dhirta inta qodaxda leh."
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo.
G. ah: beer hal mar la geedqaaday.
ld geedqaadid. ld oodqaad1.
m.l
Wadaag:
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad2.
f.g1
-aaday, -aatay
Wadaag:
Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
eeg geed.
m.l.u
Wadaag:
Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
m.l
Wadaag:
Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.
m.l
Wadaag:
Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimiri.
m.l
Wadaag:
Cunto dhir udgoon ku darid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f.mg1
Wadaag: